Qabweyni

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabweyni

mukur | qabweynaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg