Qallooc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Qaab dhan u janjeera oo aan toosnayn. 2. Q.ah: hadal aan munaasab ahayn.

Qallooc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(juqr.) Golxo laga helo haloodka webiga, oo si isdabjoog ah ugu leex leexanaysa dhinac ilaa dhinac, iyada oo samaynaysa laabyo waaweyn markuu webigu ku socdo oo uu qoynayo dhul siman.

Qallooc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qallooc

qaansarroobaad | qaansoole | baal | biresbiyobiya | bisturi | booran | cag-qoolaaban | cawarnimo | dabaqallooc | dibqallooc |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg