Qandhuufo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Far iyo suul ciddiyahooda oo xoog meel qof jirkiisa ka mid ah loogu qabto si loo xanuujiyo. ld qanjaruufo¹.
Qandhuufo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)1. Far iyo suul ciddiyahooda cid ku xanuujin. 2. Cid hoos ugu baaqid. ld qanjaruufo².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qandhuufo ↴
qandhuufasho | qanjaruufo | qanjaruufo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg