Qanjidh-tarmeed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(c.nafl.) Organno had iyo jeer lammaane ah oo laga helo xayawaanka, kuwaas oo soo saara gaameytyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjidh-tarmeed ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

