Qanjirbarar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Qanjirka oo jirro awgeed barara. ld qanjirabarar.
Qanjirbarar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(daaw.) Halaamacoodka qanjirrada liinfada kuwaas oo barara, xanuun yeesha ayna adkaadaan xaaladaha qaarkood waa hallaamacood muddo dheer (cronica) sida qanjibararka ka yimaada cudurka qaaxada, inta badanse waa cudur muddo gaaban (acuta) oo ku kooban meel jirka ka mid ah oo u dhow addin dhaawacan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qanjirbarar ↴
linfogaranuloomo | qanjirabarar |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

