Qarbed
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Harag cukad ah oo loo farsameeyey in biyaha lagu shubto. 2. Weel maro adag ka sameysan oo biyaha lagu shubto. ld qarbad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarbed ↴
qarbad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

