Qarfad

Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:

Q. ah: oogada nafleyda haraggeeda meel hawl ama cudur aawadii la adkaata oo jilif ama lakabyo fuulaan. ld carfad.


Qarfad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Harag nafley, hawl ama cudur aawadii jilif ama lakabyo fuulid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarfad

carfad | qarfadid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg