Qarnugeyl

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nafley dheddig oo abaahida ama galmada horeba ku rinta; tiblabood. ld qarnugul.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarnugeyl

qarnugul |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg