Qaxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Dad dalkoodii ka soo qaxay ahaansho. 2. Dhuxul wax la huriyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaxsan ↴
qaxsanaan | qaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg