Qayladdoon

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Q. ah: cid meel dhiillo ka dhacday meel kale uga doona gargaar.


Qayladdoon

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Meel dhiillo ka dhacday meel kale gargaar uga doonid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayladdoon


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg