Qeyd
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dad, m.l)Cad yar oo maro ah oo ilaa laba yaardi dhan oo sida badan ay carruurtu qaataan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qeyd ↴
qeydaddaar | qeydar | qeydin | qeydo | saddexqeyd |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg