Qiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)Wax la cuskado oo shirci ah oo aan aad u weyneyn, laakiin caqli gal ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qiil ↴
baabso | qiilqiil | qilqiil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg