Qolayso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Biyo badan dar yar ku leexsasho. 2. Qol aan rasmi ahayn samaysasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolayso ↴
qolaysasho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

