Qolfaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Weel gaboobay oo aan la isticmaalin. 2. ld qolfaadid. Cuf la geliyo doonyaha meelaha ay ka dalooshamaan.


Qolfaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. (f.g) Doon dalooshantay cuf gelin. 2. (f.mg) Weel gaboobay isticmaal beelid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolfaad

qolfaadid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg