Qolofdhacso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dhicid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolofdhacso

qolofdhacsasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg