Qoorxir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Maro xariir ah, xalleefsan oo si gaar ah u tolan oo shaarka luquntiisa lagu xirto. 2. Suun dumaysan oo heensaha ka mid ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoorxir


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg