Qubo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xamaarato badda ku nool oo diinka la bah ah.
Qubo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Wax daadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qubo ↴
wadaamaqubo | cuqubo | qubasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg