qulucfage
(m.l) (-gayaal, m.l/dh)

Fandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedaha, qulcaha iwm subagga iyo oodkaca looga bixiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qulucfage

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg