Qunsul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Qof diblomaasi ah oo dalka uu joogo dalkiisa wakiil uga ah bulshadiisa kana hooseeya safiirka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qunsul ↴
qunsul xigeen | qunsuliyad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg