Qurbe
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Meel uusan qof ka helin dhaqankiisa dadkiisa, luqaddiisa iwm; dal shisheeye. ld qurbo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurbe ↴
qurbo |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

