Qurud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cudur geela dheddig sabiisha wareeggeeda uga dhaca oo badanaa keena dhalmo la'aan, haddaan laga daaweyn.
Qurud
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-rday, -rudday; -rdi)Harag timo ka wada hoolid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qurud ↴
qurdid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg