Quruurux-bataax
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:(jool.) Dhadhaab-lakabeed habe ah oo ka kooban xabiib bataax ah oo ay isu hayaan waxyaalo ay ka mid yihiin nuurad (calcium carbonate) ama suubaan (silca).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quruurux-bataax ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg