Quulle

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Miraha geedka jeerinka, lacagaalaha, dheerdheerada, jiiqjiiqlaha iwm.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quulle

jaleefan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg