Quuruwalle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

Xasharaad calaamberiga u eg oo midab cascas leh oo waxyaabaha macmacaan soo raaca.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga quuruwalle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg