Raabac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Qof buuxiya kaalin cayaar turub oo maran.


Raabac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raabac

raabacad | raabacid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg