Raabakh

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-khyo, m.dh)

Qalab aad u gaboobay.


Raabakh

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-khay, -khday)

Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raabakh

raabakhid | raabakhsan | raabakhsanaan | raabakhsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg