Raacdee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

1. Nafley daba ordid. 2. Xoolo lumay raadin. 3. Nafley meel ka cayrin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raacdee

raacdayn |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg