Raaci
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax socda wax kale ku darid. 2. Xoolo cid ilaalisa u yeelid. 3. Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii. raacsii
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raaci ↴
aaddi | ta | taabac | raacid | raacin | raacis | raaciyad | raaciye | haah |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg