Raadgoo

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-gooyay, -goysay)

1. Raad-gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadgoo

raadgoob | raadgoob | raadgoobid | raadgooyn | raadgooyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg