Raadguur

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Cirib go'idda wax jiri jiray ay cirib go'aan.


Raadguur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax jiritaan-kiisa tirtirmid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadguur

raadguurid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg