Raadka footoodanabeed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(fiis.) Bixinta elektaroonno ee dusha biraha, marka lagu kaahiyo hirarka, birlabdanabeedka. Tirada elektaroonnada ee baxay waxa ay ku xiranyihiin itaalka kaaha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadka footoodanabeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg