Raadqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo. 2. Sixir.

Raadqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raadqaad

raadgamid | raadgan | raadqaadan | raadqaadid | raadqaadnaan | raadqaadnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg