Raargogol

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Raar si gaar loo sameeyo oo loogu talo galo in la goglado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raargogol


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg