Raarid

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

eeg raar³.

Raarid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin. 2. Ka r.: cid wax fahansiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raarid

raaridid | abraarid | asaraarid | ashqaraarid | baraarid | geeraarid | heeraarid | karaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg