Radi

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Nooc dhurwaaga ka mid ah oo dadka cuna.


Radi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Badar si uu u jilco biya la dhigid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga radi

arradi | arradid | arradin | baradii-ku-noole | biro-dhuleed-alkaliin | iraaradid | maqooradid | marooradillaac | marooradillaac | marooradillaaci |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg