Rakooc

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Madax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.


Rakooc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Muddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rakooc

rakoocid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg