Raso-qaaradeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(juqr.) Gogosha badda ee garabka ku haysa qaaradaha oo ay ku daboolan yihiin biyo gun gaaban. Sida caadiga ah guntaas biyuhu waxay xirtaa ilaa 600 oo cagood (182.9mmitir)

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raso-qaaradeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg