Rayid

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Shacbiweynaha aan askarta ahayn. 2. Shacbiweynaha inta aan dawlad-da u shaqayn. ld rayad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rayid

raaciye | rayidnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg