Rh faktar
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ryo, m.dh)(baay.) Koox antijin ah oo unugyada cas-cas ee dhiiggu ay ku leeyihiin ama ayan ku lahayn. Wuxuu saldhig u yahay habka qaybta dhiigga ee reesuus.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rh faktar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

