rifad
(m.l)ld rifasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rifad ↴
arifadh [m.dh] (-dho, m.l)
Mindi yar oo ariga lagu qasho.
macarifad [m.dh]
Aqoon fiican oo wax loo leeyahay.
rifasho [m.f.dh]
eeg rifo. ld rifad.
rifrifad [m.l]
ld rifrifasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg