Rifo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

1. Dhogor, baal iwm maqaar xoog uga gurasho. 2. Laf hilib ka feenasho. 3. Caw, nagaar iwm xoolo ilka ku goosasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rifo

dhirifoobid | dhirifow | dhirifow | rifasho | rifrifo | sarrifo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg