Riiraxyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qufac badan oo isdabajoogo oo ka dhasha xadanto ku dhacda hunguri cadka. ld riiraxanyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riiraxyo

dhigdhiko | dhigdhikoo | riiraxanyo | riiraxanyoo | riiraxanyood | riiraxyoo | riiraxyood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg