Risqi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Quudka dadku ku noolaan karo. 2. Saamiga qof nolosha ku leeyahay. ld risiq.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga risqi

risiq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg