riyaaqid
(m.f.dh)

eeg riyaaq². ld riyaaq¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh riyaaqid

guux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. Cod weyn sameyn (awr, goray iwm). 2. Matoor cod samayn. 3. U g.: wax u riyaaqid.

riyaaq [m.l]
Farxad iyo xaalad wanaagsan oo lagu jiro. ld riyaaqid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg