Riyannuug
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Orgi yar oo hooyadii nuuga. 2. Nin hungurixumo lagu dhalii-layo.
Riyannuug
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Abeeso-lugalay. Abeeso-lugalay
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riyannuug ↴
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

