Rogaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Faras ama rakuub aad u jarabaran. 2. U soo dabbaalidda meesha laga ugaarsanayo loo soo dabbaalo ugaar. 3. R. ah: nooc kooraha geela ka mid ah oo labada dacal ee afkeedu kor u taaganyahay. 4. Badinta qoraal lagu badiyo jikolostiil.
Rogaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Tirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 waa 1/x2 + 1 . Taranka tibaax kasta iyo rogaalkeeda waa hal.
Rogaal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)1. ld rogaalcelin. 2. Beer carrageddiyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rogaal ↴
xaddiditaanka PH | dabradduul | dabree | dabro | gudbitaan-danabeed | rogaalceli | rogaalcelin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg