Rujub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Maroodi lab oo hanaqaad ah oo ka takooran raxantiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rujub


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg