Rukuucsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rukuucsan ↴
rakuucsanaan | rakuucsanaansho | rukuucsanaan | rukuucsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg