Saabbuun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xayr iyo maadooyin kale oo la isku kariyey, adke laga dhigay oo dharka iyo jirka lagu mayrto, biyahana ku milma. ld saabuun. saabuun

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saabbuun

saabbuuncadar | saabbuunee | saabbuuneyn | saabbuunmadow | saabbuunmaris | saabuun |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg