saado
(m.dh)

Dhibaato qof aanay hayn saadsasho.

saado
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

S. ah: dad sharaf leh.

saado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aaday, -aadatay)

Qof jid dheer maraya cunto caloosha ka buux-sasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saado

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg